Thursday, April 18, 2024

Ciidamada Liyu Police ee Itoobiya oo ku xadgudbay Gobolka Hiiran iyo Dad ay ka afduubteen

Ciidamada Liyu Police ee dalka Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay kusoo xad gudbeen degaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya, iyagoo geystay afduun dad shacab ah.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa sheegay in Ciidamada Liyu Police ee raacsan dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya inay falal xadgudub iyo afduub ah ka geysteen degaanada Xudeey iyo Wagle oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Liyu Police ayaa marar badan gudaha Gobolka Hiiraan ku xadgudbay, wuxuuna Guddoomiye Jeyte sheegay inaysan indhaha ka qabsan doonin falalka ciidamada Liyu Police-ka Itoobiya oo maalin walba dadka iska xirta, gudahana usoo gala xuduudka Hiiraan.

Ad

“Shacab iyo ciidan ayay si Afduub ah uga qabsadeen inta u dhaxeysa Xuday Weglle iyo Dareerta sifo sharci daro ah ayayna ku heystaan, mana jirto cid nagala hadashay arrintaas oo nagala xaajootay; waxay arintaas dhalineysaa cawaaqib xuumo darran” ayuu yiri Guddoomiye Gobolka Hiiraan Cali Jeyte.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON