Ciidamada Mareykanka oo Duqeyn Cirka ah ka fuliyey Degmada Jilib

Taliska Ciidamada Mareykanka ayaa shaaciyey in Weerar duqeyn ah ay ku qaadeen degmada Jilib, iyadoo lagu beegsaday Argagixisada Alshabaab, sida lagu sheegay qoraal goor dhoweyd kasoo baxay AFRICOM.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in maanta oo ah 3-da September ay duqeyn ay iska kaashadeen Mareykanka iyo Dowladda Somalia laguq aaday Jili, halkaasoo lagu dilay xubin ka mida Alshabaab, si loo carqadeeyo isu socodka iyo howlaha argagixiso ee Alshabaab, waxaana weli socda qiimeynta qasaaraha weerarka.

Ad

Taliska AFRICOM ayaa sheegtay inay sii wadi doonto cadaadiska ay ku heyso kala dhantaalidda wada xiriirka Alshabaab, iyado dhinaca kale ciidamada Somalia ay horumar ka garayaan dagaalka dhulka ee ay kula jiraan Ashabaab, sida uu sheegay Gen. William Gayler oo madaxa howlgallada ciidamada Mareykanka ee Afrika.

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

129,498FansLike
1,256FollowersFollow
3,421FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!