Sunday, July 13, 2025

Ciidamada NISA oo soo bandhigay Dhalinyaro loo qabtay Shabaabnimo iyo Daroogo [Sawirro]

Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa howlgal ay ka fuliyeen Gobolka Gedo kadib soo bandhigay dhalinyarro lagu soo qabtay arrimo Daroogo iyo inay ka tirsan yihiin Alshabaab.

Sida uu sheegay Cali Deyr oo sarkaal ka tirsan ciidamada NISA Cali Deyr ee Gobolka Gedo ayaa sheegay inay degmada Belad-Xaawo ay ka fuliyeen howlgalgaar ah oo keenay in raggaan lagu soo qabtay, iyadoo warbaahinta loo soo bandhigay. 

Dhilinyadaan ayaa la sheegay in qaarkood ay ka tirsanaayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab, qaarna lagu eedeeyey inay ka ganacsanayeen waxyaabaha maanka dooriya oo qeyb ka ah amni darrada degaanadaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON