Friday, June 27, 2025

Ciidamada Xoogga dalka oo degaano cusub kala wareegay Kooxda Alshabaab

Ciidamada xoogga dalka ayaa degaano cusub oo ka tirsan Gobolka Sh/hoose kala wareegay xarakada Alshabaab.

Howgallo ay qaadeen ciidamada deegaanada hoos taga degmada Gobolka Sh/hoose  ayay Alshabaab kala wareegeen degaano ku dhow degmada Baraawe, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada dowladda.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa sheegay inay socdaan howlgallada ka dhan ah Alshabaab, isagoo  kulan ku saabsan xoojinta Amniga  magaalada Baraawe kula yeeshay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xooggga dalka iyo kuwa AMISOM.

Qeybo ka mida Gobolka Shabeelaha hoose ayaa la soo weriyay inay ka socdaan dagaallo xoog leh oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Maleeshiyada Al shabaab, waxaana si xoogeysnaya dagaalka labada dhinac oo aan weli ahayn mid wada socda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON