Sunday, July 13, 2025

Ciidamo badan oo la dhigay Wadooyinka Muqdisho & baaritaan lagu hayo ilaalada xildhibananada iyo madaxda Dowladda

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbedel lagu sameeyay xaaladda amniga caasimadda iyadoo howolgallo baaritaan oo xoog leh ka socdaan magaalada.

Ciidamada xasilinta iyo kuwa ammaanka ayaa Muqdisho ka wada saaka howlgal xoog leh oo lag baarayo gaadiidka kal duwan, waxanaa ciidamada wadooyinka taagan ay muujinayaan feejignaan dheeraada ah.

Baaritaanka ugu weyn ayaa ka socda  wadadda Maka Al-Mukarama waxaana baaritaanka ka mida gaadiidka ay la socdaan ciidamada ilaalada u ah madaxda iyo xildhibaannada dowladda, kuwaasoo la hubinayo inay u hoggaansameen amarradii kasoo baxay wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya.

Ciidamo fara badan oo dheeraad ah ayaa la dhigay wadadda Maka Almukarama, iyadoo howlgalka socda uu gaabis ka dhigay isu socodka gaadiidka, waxayna wadaddaasi tahay tan ugu mashquulka badan caasimadda

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON