Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/Kariim Xuseen Guulled ayaa kulul ka jeediyay kulankii maanta ka dhacay garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo.
Wuxuu taabtay arrimo dhowr ah oo Puntland ay caado ka dhigatay, isagoo sheegay in colaadda ay sii hurinayaan dadka ku dhawaaqaya in Galmudug ay tahay Shabaab, wuxuuna si cad u sheegay in nabadda ay dan u wada tahay labada dhinac.
DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNAHA GALMUDUG
Goobjooge.ocm