Tuesday, July 15, 2025

Culimada Muqdisho oo Digniin ku saabsan xukuumadda cusub u diray Baarlamaanka

Culimaa’diinka magaalada Muqdisho ayaa kusoo biiray xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Golaha wasiirada ee magacaaban, waxayna digniin ku direen Baarlamaanka Federaalka.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mida culimad taabacsan dowladda Federaalka ka dlabaday Baarlamaanka inay ansixiyaan xukuumadda cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

Wuxuu sheegay in dalku ku jiro marxlad oo abaar iyo colaad leh, isagoo uga digay xildhibaanada Golaha Shacabka inay ka hor yimaadaan Wasiirrada Cusub ee Baarlamaanka laga sugayo inuu meel mariyo.

“Marxalada adag ayaan mareynaa.., uma baahnin in leys jiidjiido baarlamaanka waxaan leeyahay: naga daaya mooshinka la sheegayo… waxaan idinka codsaneynaa in aadan ka shaqeyn dib u dhaca dalkiinna. “ Ayuu yiri Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo dhinaca kale ah afhayeenka guddiga gurmadka abaaraha.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON