Culimada Soomaaliyeed oo la kulmay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Jawaari [Dalab Culus oo ay hordhigeen]

Xubno ka socday hoggaanka Culimada Soomaaliyeed ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo doorkii uu qaatay guddoomiye Jawaari oo iska casilay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, isagoo u tanaasulay danta guud, waxayna culimadu guddoomiye Jawaari hordhigeen dalab culus.

Culimada ayaa ka codsaday Guddoomiye Jawaari inuusan  ummada Soomaaliyeed kala tegin aqoontiisa, waayo aragnimadiisa iyo talooyinkiisa oo  lagama maarmaan u ahshacabka Soomaaliyeed, waxayna u sheegeen in xilka isbedelay, laakiin aanu waajibkii wadaniga ahaa ka degin.

Sheekh Bashiir Axmed Salad oo ka mid ahaa culimadii la kulantay Jawaari ayaa sheegay inuu Jawaari yahay qaamuus nool, taladiisuna muhiim haddii nahay culimada Soomaaliyeed, qeybtiisanaa uu ka qaato badbaadinta dalka iyo dadka.

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor

Image may contain: 3 people, people sitting, table, indoor and food

Image may contain: 4 people, people smiling, people sitting, table and indoor

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

107,934FansLike
554FollowersFollow
2,433FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

107,933FansLike
554FollowersFollow
19FollowersFollow
2,432FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!