Monday, July 14, 2025

Cumar C/rashiid oo ciidamada Nabadsugidda ku amray inay faraha kala baxaan Arrimaha Doorashooyinka (Akhriso Qoraal kulul)

Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa ku eedeeyay ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya

inay xireen oday ka mida odayaasha dhaqanka ee beelaha Waqooyi ee ka tirsan 135-ta oday.

Qoraal uu soo saaray Ra’iisal wasaaraha oo loo kala diray Hay’adaha ammaanka, Guddiyada Doorashooyinka iyo beesha caalamka ayuu ku sheegay in Ammaanka Doorashada ay u xil saaran yihiin guddi loo magacaabay, wuxuuna ciidamada NISA ku amray inay faraha kala baxaan arrimaha Doorashooyinka.

Loolanka u dhaxeeya musharixiinta xilka madaxweynaha, siiba madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisal wasaarihiisa ayaa sii xoogeystay iyadoo wararku sheegayaan in oday dhaqameedka awoodda loo adeegsaday uu taageersanaa mushrax uu wato Cumar C/rashiid.

QORAALKA HOOS KA AKHRI

cumar-qoraal

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON