Sunday, July 20, 2025

C/WELI GAAS: “Dowladda Federaalka Balcad & Afgooye ma gaarsiisna, maamullada 90% ayaa ka taliya dalka” [Dhageyso]

Madaxweynaha Puntland, ahna guddoomiyaha Golaha cusub Iskaashiga dowlad Goboleedyada C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in mas’uuliyadda dalka 90% saaran tahay dowlad Goboleedyada.

Wuxuu ku eedeeyay in awoodda Xamar kaliya lagu kooban iyo dhaqaalihii iyadoo culeysa amni iyo waxqabad uu heysto maamullada dalka ka jira oo dalka intiisa badan ka taliya.

Wareysi uu siiyay VOA-da ayuu Madaxweyne Gaas ku sheegay in arrimaha masiiriga ah sida uu yiri looga baahan yahay dowladda Federaalka inay kala tashato maamul goboleedyada.

DHAGEYSO WAREYSIGA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON