Tuesday, July 1, 2025

C/weli Gaas: “Dowladda Federaalka raali ayay ka tahay heshiiska aan galnay ee Dekadda Boosaaso…”

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in dowladda Federaalka wax ka ogtahay lana socoto heshiiskii uu la saiixday shirkadda Imaaraadka ah ee balaarineysa dekadda Berbera.

Wuxuu ka hadlay shirkii uu Itoobiya u tegay, oo uu sheegay in looga hadlayo kheyraadka dabiiciga ah ee Afrika iyo sida loo qeybsan karo iyadoo aan khilaaf ka dhicin.

“Dekadda Boosaaso waa dekad Qaran, dowladda Federaalka kama qarsoona heshiiska aan galnay raali ayayna ka tahay, haddii ay shido jirtana iyagaa noo sheegi doona..”  ayuu yiri C/weli Gaas oo u warramay BBC-da.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON