Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa war ka soo saaray dagaalka maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, wuxuuna ku sheegay qoraal laga soo saaray Madaxtooyada Puntland ayuu ku sheegay weerar qaawan iyo fal argagixiso ah oo ay maleeshiyada Galmudug kusoo qaadeen shacabka degan Wqooyiga Gaalkacyo sida uu qoraalkiisa ku sheegay. Qoraalka Madaxweyne C/weli Gaas hoos ka akhri Goobjooge.com
C/weli Gaas: “Maleeshiyada Galmudug ayaa weerar argagixiso ku soo qaaday Waqooyiga Gaalkacyo”
Less than 1 min read
