Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kala diray Golihii degaanka magaalada Gaalkacyo, isagoo dhinaca kale magacaabay guddoomiye ku xigeeno iyo madax kala duwan oo magaalada Gaalkacyo yeelaneyso.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA MADAXWEYNAHA PUNTLAND
Goobjooge.com