Thursday, July 17, 2025

C/weli Gaas oo xaqiijiyay in Imaaraadka uu taageero milateri siiyo Maamulka Puntland [Dhageyso]

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa beeniyay in dowladda Imaaraadka Carabta ay Saldhig ciidan ay ka sameyseyso Magaalada Booasaaso.

Isagoo wareysi siiyay Telefishanka Som cable ayuu madaxweyne Gaas sheegay in wararka ka hadlaya saldhigga Imaaraadka ee Boosaaso ay yihiin kuwo Been Abuur ah oo sal iyo raad toona lahayn, in dowlada Imaaraadka Carabta uu ka dhisanayo Dekada Boosaso Saldhig Milateri.

Sidoo kale Madaxweyne Gaas ayaa qiray in Imaaraadka Carabta ay dhinaca milateriga ka taageerto Puntland sida tababarrada iyo taageerada ciidanka Badda Puntland.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON