Friday, July 11, 2025

Daacish oo sheegatay falal dilal ah oo ka dhacay Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye

Kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa sheegatay inay ka danbeysay falal khaarijin ah oo ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.

Warbaahinta Daacish ee Acmaaq ayaa shaacisay in shalay ay isgoyska Black Sea ciidamadeeda toogasho ku dileen askari ka tirsan ciidamada canshuurta qaada ee  dowladda Soomaaliya. Sidoo kale waxay sheegteen inay magaalada Afgooye ku dileen Askari ka tirsan Booliska.

Daacish oo marar badan sheegata dilal ka dhaca magaalada Muqdisho iyo Afgooye oo howlgalkooda Koonfurta Soomaaliya u badan yahay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON