Sunday, July 13, 2025

Daacish oo sheegatay Qarax ka dhacay Boosaaso & Mas’uulkii ay beegsadeen. [Akhriso]

Kooxda khilaafadda islaamka ee Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qaraxii dhowaan ka dhacay magaalada Boosaaso oo lala beegsaday mas’uulka ugu sareeya maxkamadda Gobolka Bari.

Qaraxa ayaa lala beegsaday gaariga gudoomiyaha Maxkamadda ee Boosaaso, sida ay faafisay wakaaladda wararka ee Daacish oo loo yaqaan Acmaaq. Laakiin waxay xaqiijiyeen inuu badbaaday masuulkaasi oo ahaa garsooraha maxkamadda Abuukar Cabdi Nuur.

Qaraxa ay Daacish sheegatay ayaa 11-kii May ka dhacay magaalada Boosaaso waxaana aa lala beegsaday Gaari uu leeyahay guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Bari Mudane Abuukar C/naasir, iyadoo ay ku dhaawacmeen ilaa 7 qof oo gaariga la socday iyo dad goobta ka dhowaa

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON