Daacishta Soomaaliya oo shaacisay Muuqaallada iyo Magacyadda xubno looga dilay Soomaaliya [Sawirro]

Kooxda Daacish qeynta ka howlgasha Soomalaiya ayaa shaacisay magacyada iyo muuqaalaldda xubno ay sheegtay in looga dilay Soomaaliya, kadib muuqaal Video ah oo ay faafiyeen shalay.

Xubnahan ayaa lagu dilay Gobolka Bari oo saldhigooda weyn uu ku yaallo, waxaan ka mida: Maxamed Makawei Ibraahim Maxamed oo u dhashay dalka Sudan, kaasi oo ay Alshabaab horey u dileen dabayaaqadii sannadkii 2015-kii, islamarkaana ka mid ahaa xubnaha ay lacagaha duldhigtay dowladda Mareykanka.

Waxaa kaloo ka mida Yuusuf Majeerteeni oo haystay dhalashadda dalka Kanada, isla markaana ahaa Dhakhtar, waxaana uu ka mid ahaa dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan gobolka Bari. Bashiir Abu Nucmaan ka mid ahaa saraakiishii ugu horreysay ee Daacish ee Soomaaliya, laakiin waxaa dilay dagaalyahanada Al-Shabaab ka dib markii ay isku dhaceen.

Ad

DR. YUUSUF MAJEERTEENI

FARXAAN RAXANWEYN

C/WELI OGAADEEN

XAREED OGAADEEN

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

118,319FansLike
705FollowersFollow
2,771FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!