Friday, June 27, 2025

DAAWO: Dadweyne ka bannaanbaxay Dhul ay lahaayeen oo uu kala wareegay Guddoomiyaha G/Banaadir

Dadweyne Soomaaliyeed oo u badan maati ayaa bannaanbax ka dhigay magaalada Muqdisho, iyadoo ka cabanaya dhul ay sharci ahaan u leeyihiin oo guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu la wareegay, kana dhigay dhul milateri.

Dadkan oo uu ka dhex muuqdeen Sheekh Maxamed Kulmiye Axmed ayaa Guddoomiyaha G/banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan ku eedeeyay in dhul ay sharci u heystaan uu sheegay inuu kala wareegay isagoo aan haba yaraatee kala tashan, markii ay xafiiska ugu tageenna uu diiday inuu qaabilo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON