Thursday, August 7, 2025

DAAWO: Farmaajo oo ka hadlay sababta uu sawirka Aden Cadde u surtay Xafiiskiisa

“Aadan Cabdulle waxaa uu ahaa Madaxweynihii ugu horeeyay oo dalka soomaray oo ahaa Madaxweyne ku yimi hab dimuqraadiyad, dimuqraadiyadna uga tegay Afrika oo aan fasansaneyn wax dimuqraadiyad a yiraahdo.

Marka hade, markaan arkayo subax walbo macnaheedu waxaytahay in lagu daydo oo dalkan uu u gudbay dimuqraadiyad, oo runtii aan doonayno inaan hormarino dimuqraadiyada, taariikhdeena mar walbana aan xusno uu isna ka ahaa astaan wanaagsan”

MAXAMED C/LLAAHI FARMAAJO
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON