Monday, July 14, 2025

DAAWO Ilhaam Cumar oo weerara ku qaaday Donald Trump “Hadalladiisa waa jaahilnimo…”

Haweeneyda Soomaalida ah ee xildhibaanada Senet-ka Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump.

Ilhaan Cumar oo u warrameeysay Telefishanka CNN ayaa sheegtay in haddalada uu Soomaalida ka sheegay Donald Trump ay ahaayeen kuwo ay jaahilnimo u geystay oo aanu isku dayin inuu dhageyso Soomalida Mareykanka.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON