Magaalada London waxaa lagusoo bandhigay Muuqaal laga sameeyay Shumac adag adag oo si weyn loogu ekeysiiyay Donald Trump, Madaxweynaha 45-aad ee dalka Maraykanka oo Jimcaha xilka la wareegaya. Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa booqday Madxafka Madame Tussauds ee magaalada London oo warbixintan kooban kasoo diray
DAAWO: Muuqaal si la yaab leh looga ekeysiiay Donald Trump oo la soo dhigay matxafka London
Less than 1 min read