Wadooyinka Muqdisho ayaa isu bedelay Balliyo ay biyo fadhiyaan, waxaana xirmay wadooyin muhiim u ahaa isu socodka Dadka iyo Gadiidka, iyadoo dhowr qof lasoo weriyey inay ku dhinteen magaalada.
Gaadiid badan ayaa ku rogmaday Godada waweyn oo ay dhaliyeen roobabka, waxayna dadka magaalada maanta qaarkood ka joogeen shaqooyinka dhibaatada ka dhalatay roobabka awgood.
DAAWO SAWIRRO