Tuesday, July 8, 2025

DAAWO Muuse Biixi: “Casharkii aan u dhignay Afweyne ayaan u dhigeynaa Puntland & Dowladda Soomaaliya…”

Madaxweynaha Somalilaand Muuse Biix Cabdi ayaa guulo ka sheegtay dagaaladii saaka ka dhacay degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, kasoo dhex maray ciidamada Somaliland iyo Puntland.

Muuse Biixi ayaa sheegay inay cashar u dhigeen ciidamadii soo weeraray, ayna hub ka furteen, isagoo ugu hanjabay in sidii Afweyne ay cashar lama iloobaan ah u dhigi doonaan, wuxuuna ku eedeeyay Puntland in saddex bilood gudahood ay 25 jeer soo weerareen Somaliland.

HOOS KA DAAWO

https://youtu.be/tpX9M-TaQQc

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON