Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa iska fogeysay Qoraal ka soo baxay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo ku eedeeyay inay faragelin ku heysto Doorashada.
NISA ayaa sheegtay in Ra’iisal wasaaraha la marin habaabiyay, waxayna soo bandhigtay oday dhaqameedka uu sheegay in NISA ay xirtay oo hadlaya.
Lama oga halka ay NISA ugu tagtay oday dhaqameedkan muranku ka taagan yahay, waxaana sii xoogeysnaya tartanka ololaha doorashada ee ka dhaxeeya labada musharax ee Xasan Sheekh iyo Cumar C/rashiid.
DAAWO VIDEO
Its unfortunate that the PM was mislead. NISA did not arrest the said elder. Here is on his own words. pic.twitter.com/VGopqetURc
— NISA (@HSNQ_NISA) November 30, 2016