Monday, June 23, 2025

DAAWO: Ra’iisal wasaare ku xigeenka Somalia: “Somalia iyo Itoobiya waa walaallo xiriir qoto dheer ayaana….”

Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb galay xuska maalinta Qowmiyadaha dalka Itoobiya.

Isagoo Soomaaliya u metelayay xuskaasi ayuu khudbad uu ka jeediyay wuxuu sheegay in Soomaaliya iyo Itoobiya ay yihiin dad walaallo ah oo xiriir qoto dheer ka dhaxeeyo, wuxuuna hambalyo u diray dhammaan Qowmiyadaha dalka Itoobiya.

“Soomaaliya iyo Itoobiya waa labo dal oo jaar ah, kuwaas oo dhinacyo badan iska caawiya. Shacabka labada dawladoodna waxaa ka dhaxeeya iskaashi dhan walba ah..” ayuu yiri Mudane Mahdi.

Ad

Mudane Mahdi ayaa sacab fara badan u dhacay kadib markii uu afka amxaariga ku furtay khudbadiisa, taasoo dadkii goobta fadhiyay ay si weyn ugu sacab tumeen.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON