Qaraxyo mataano ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay burbur xoog leh oo agaray dhismooyin ku dhowaa garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Qaraxyada oo loo adeegsaday laba gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayay sheegtay Alshabaab inay ka danbeysay.
Qaraxa labaad ayaa waxyeelo gaarsiiyay Garoonka Muqdisho, xerada Xalane iyo xaafadaha ku xeeran aaggaasi.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA