Sunday, June 29, 2025

DAAWO: Sawirro Cajiib ah oo laga soo qaaday kulankii Villa Somalia ee Farmaajo & Xasan Sheekh

Madaxweynaha la doortay ee J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqdey xarunta madaxtooyada, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyey Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha cusub, ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore Mudane Xasan Sheekh, waxa uu uga mahadceliyey boqoashadiisii ugu horreysay ee Madaxtooyada uu ku yimaado ka hor calaama-saarka Madaxweynaha.

Si guud ayey uga hadleen labada mas’uul marxaladihii adkaa ee uu dalka soo maray iyo horumarradii laga sameeyey dowladnimada afartii sanno ee uu xalka hayey Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON