Sunday, July 13, 2025

DAAWO SAWIRRO: Caleemo-saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka socda Beledweyne

Xaflad lagu caleemo saarayo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, ugaaska 20-aad ee Beesha Xawaadle

ayaa ka socota garoonka kubadda cagta ee Faarax Laqanyo magaalada  Beledweyne.

Waxaa xaflada ka qeybgalaya marti sharaf isugu jira, wasiiro uu hogaaminayo Wasiirka Amniga gudaha C/risaaq Cumar Maxamed, xildhibaano uu hor kacayo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad iyo marti sharaf uu ka mid yahay wakiilka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey.

Kadib caano shubkii Ugaaska, waxaa khudbado kala duwan ka jeedinaya Duubabka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed oo ka qeyb galaya.

DAAWO SAWIRRO

DAAWO-SAWIRADA-HALKA-AY-KA-SOCOTO-XAFLADA-CALEEMASAARKA-1

DAAWO-SAWIRADA-HALKA-AY-KA-SOCOTO-XAFLADA-CALEEMASAARKA-2

DAAWO-SAWIRADA-HALKA-AY-KA-SOCOTO-XAFLADA-CALEEMASAARKA-3

DAAWO-SAWIRADA-HALKA-AY-KA-SOCOTO-XAFLADA-CALEEMASAARKA-8

DAAWO-SAWIRADA-HALKA-AY-KA-SOCOTO-XAFLADA-CALEEMASAARKA-12

caano-shubak-ugaaska-xasan-ugaas-khaliif-3

caano-shubak-ugaaska-xasan-ugaas-khaliif-5

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON