Sunday, July 13, 2025

DAAWO SAWIRRO: Ciidamada Amniga oo Dabley Dadka khaarijisa ku dilay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada amniga ee magaalada Muqdisho ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta toogasho ku dilay laba dabley oo ku hubeysnaa Bistoolado kuwaasoo la sheegay inay falal amni darro ah ka wadeen suuqa ugu weyn magaalada.

Ciidamada Amniga iyo dalbeydan ayaa iska hor imaad dhex maray, waxaana lagu dilay laba ka mida dableyda hubeysneyd oo aan la sheegin inay ka tirsanaayeen Alshabaab ama Daacish oo muddooyinkan danbe dilal fara badan ka waday caasimadda.

Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa u mahad celiyay ciidamada ka hor tegay dableyda hubeysneyd isagoo sheegay inay ciidamada ka hortageen sharwadayaal ka tirsanaa nabadiidka.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON