Wednesday, September 10, 2025

DAAWO SAWIRRO: Farmaajo oo si Qurux badan loogu soo dhoweeyay Dalka Jabuuti

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay dalka Jabuuti.

Madaxweyne Farmaajo waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Jabuuti uga hor tegay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, iyadoo hab maamuus sare lagu qaabilay.

Farmaajo iyo Geelle ayaa  ka wada hadli doona xiriirka Labada dal, iyadii Jabuuti ay ka mid tahay dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee ka mida howgalka AMISOM.

DAAWO SAWIRRO

4

1

 

2

3

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON