Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa xariga ka jray garoonka diyaaradaha cusub ee Garowe oo loogu magac daray Jenaraal Maxamed Abshir Muuse.
Xafladda furitaanka garoonka cusub ee magaalada Garowe waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland, waxaana lagu casuumay wakiilada beesha caalamka.
SAWIRRO










