Waxa amanta magaalada Muqdisho ka furmaya Shirka kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo ay ka qeyb galayaan wasiiro ka kala socda 14 dal oo Islaam ah iyo Xogheynta ururka IOC.
Shirkan ayaa markii ugu horeysay ay martigelineysaa caasimadda Soomaaliya, iyadoo wasaaradda arrimaha dibadda ay soo qabanqaabisay, waxaana ka qeyb galaya dalalka kala ah: Egypt, Djibouti, Iran, Kuwait, Gabon, Malaysia, Qatar, Saudi Arabia, Sudan, Turkey, UAE, Pakistan, Azerbaijan, Brunei and Yemen.
HOOS KA DAAWO GOOBTA LAGU QABANAYO SHIRKA