Wednesday, July 16, 2025

DAAWO SAWIRRO: Qarax ka dhacay Baar Caan ah oo ku yaalla Magaalada Muqdisho

Waxaa Caawa  Qarax ka dhacay Baar ku yaalla Wadadda Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho, iyadoo wararku sheegayaan in weerarku ahaa is-miidaamin loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa.

Qarax ayaa ka dhacay Maqaayada Baarka Somalia Coffee oo ku taalla Isgoyska Shaqaalaha ee wadada Makala Amukarama ee Magalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid xoogan islamarkaana laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaanan la ogeyn khasaaraha ka dhashay.

Image may contain: car and outdoor

Image may contain: people sitting and table

Image may contain: outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON