Thursday, June 26, 2025

DAAWO SAWIRRO: Qarixii ka dhacay Muqdisho & burburka maqaayada Village

Qof is-miidaamiye ah ayaa ku dhintay, saddex kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax ka dhacay maanta magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa is-miidaamin waxaa geystay qof watay gaari laga soo buuxiyay waxyaabah qarxa waxaan lala beegsaday gaari uu watay taliyaha Booliska qeybta Weliyow Cadde.

Qaraxa ayaa burbur weyn u geystay maqaayada Vilage  ee ku taalla Guriga Hooyooyinka oo ah maqaayad dhowr jeer hore loo qarxiyay.

DAAWO SAWIRRADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON