Saturday, July 5, 2025

DAAWO SAWIRRO: Qarixii lala beegsaday Ciidamada Jabuuti ee Beledweyne

Laba askari ayaa ku dhintay 5 kalena waa lagu dhaawacay qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday saldhigga ciidamada Jabuuti ee magaalada Beledweyne.

Sidoo kale dad shacab ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ka soo gaara qaraxa, waxaana qaraxa sheegtay kooxda Alshabaab oo war ay soo saartay ku sheegatay in 17 askaari oo Jabuutiyaan ah ay ku dileen qaraxa.

DAAWO SAWIRRO

qarax-beledweyneqarax-beledweyne1qarax-beledweyne2qarax-beledweyne3qarax-beledweyne4

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON