Thursday, June 26, 2025

DAAWO SAWIRRO: Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay Qarixii Muqdisho

Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay qarax gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa lala beegsaday maqaayadda Italian Caffe ee wadadda Shaqaalaha agagaarka xarunta laanta socdaalka, waxaana wararkii ugu danbeeyya sheegayaan in 4 ruux ay ku dhinteen in ka badan 10 kalena ay ku dhaawaceen qaraxa.

Qasaaraha ayaa u badan  dadweyne halkaasi ku sugnaa oo casirkii kadib u doontay Caffe iyo Shaah, waxayna maqaayaddu ahayd goob dadka isugu yimaadaan oo lagu casiryeysto. Gaariga ayaa wararku sheegayaan in goobta la soo dhigay kadibna uu qarxay.

SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON