Tuesday, June 24, 2025

DAAWO SAWIRRO: Shirka Caalamiga ah ee Amniga Somalia oo ka furmay Brussels & Kheyre oo Guddoomiyaha

Shirka Caalamiga ay ee arrimaha Amniga soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belguim, iyadoo uu guddoominayo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Waxaa shirka ka qeyb galaya wakiilada beesha Caalamka iyo dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya oo ka badan 30 dal iyo hay’adaha Qaramada Midoobay, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Saciid Faqi ayaa sheegay in shirkan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Midowga Yurub.

Arrinta ugu weyn ee shirkan xoogga lagu saarayo ayaa ah sidii ciidamada Soomaaliya ay mas’uuliyadda ammaanka ugala wareegi lahaayeen AMISOM.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON