Friday, October 10, 2025

DAAWO SAWIRRO: Sidii Muqdisho loogu soo dhoweeyay Musharax Madaxweyne Farmaajo

Magaalada Muqdisho ayaa si weyn maanta loogu soo dhoweeyay musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed  C/llaahi Farmaajo.

Dadweyne fara badan oo isaga yimid gobolka Banaadir ayaa dhoobtay wadadda ka timaada Garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana si diiran u soo dhoweeyaan musharaxan oo taageero ku leh caasimadda.

DAAWO SAWIRRADA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON