Wednesday, June 25, 2025

DAAWO SAWIRRO: Xaflada xil wareejinta Xasan Sheekh ee ka socota Villa Somalia

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo uu xilka ku wareejinayo madaxweynihii hore ee Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka socota xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.

Xafladan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ku sugan saraakiil iyo ciidamo far badan, waxaana si weyn loo xardhay xarunta Madaxtooyada oo diyaargarow weyn loo galay.

Sawiraddii ugu horeeyay ee munaasabadda ayaan idin soo gudbiyneynaa, kuwaasoo ay ka muuqato sida heerka sare ah ee loo agaasimay xaflada xilwareejinta iyadoo caleemo saarkana ay dhici doonto Arbacadda soo socota.

DAAWO SAWIRRADA

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON