Friday, June 27, 2025

DAAWO: Sida loo xiray Wadooyinka Muqdisho iyo Bandowga oo si rasmi ah u bilowday

Dhagxaan, carro iyo biyo waaweyn ayaa lagu jaray wadooyinka magaalada Muqdisho oo Arbacadda loo diyaar garoobayo doorashada madaxweynaha cusub ee dalka.

Wadooyinka waaweyn ayaa lagu arkay iyadoo la dhigayo carro fara badan iyo dhagxaan, waxaana gebi ahaan la xiray wadooyinkii xaafadaha si aanay wadooyinka waaweyn looga soo dusin.

Muqdisho ayaa saacad ka dib galeysa bandhow socon doono 2 ilaa 3 maalmood oo ku xiran doorashada, waxaana madaxweynaha xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud uu dadweynaha Muqdisho ka codsaday inay sabraan xilliga doorashadu socoto.

DAAWO SAWIRRADII UGU DANBEEYAY

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON