Monday, July 14, 2025

DAAWO VIDEO: Sida Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, kaddib safar dhinaca dhulka ah ku maray Cadaado ilaa Dhuusmareeb.

Wafdiga Madaxweynaha oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye, Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari, iyo xubno kale ayaa waxaa dhex uga hortegay madaxa fulinta ee xukuumadda Galmudug, madaxweynaha Hirshabelle, madax fara badan iyo dadweyne.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON