Sunday, July 13, 2025

DAAWO: Wasiirka Gudaha Puntland: “Wallaahi Billaahi Tallaahi dagaal waa dhacayaa, haddii aysan Somaliland…”

Maamul Goboleedla Puntland ayaa ku dhawaaqay dagaal ay ku qaadayaan ciidamada Somaliland  ee ku sugan degaanadeeda, sida ay sheegeen Guddiga Amniga Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe.

“Adeer waa laga dagaalamayaa, dagaalna wuu dhacayaa dalkna xoog baa laga saarayaa haddii ay ka bixi waayaan ma jiro wax la yiraahdo nabad baa la qaatay… waxaan shacabka Puntland u sheegayaa: War Wallaahi Billaahi Tallaahi dagaal wa dhacayaa,, anaa idin dhaartaye, haddii aanay ka bixin dhulkayaga, wixii ka yimaadana iyagaa ka mas’uul ah” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdullaahi Cali Xersi (Timacade) oo ka hadlayey shirka jaraa’id ee Garowe.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON