Saturday, July 5, 2025

DAAWO: Xil wareejintii Xasan Sheekh iyo Hadiyadii cajiib ah oo la guddoonsiiyay Madaxweyne Farmaajo

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Villa soomaaliya, iyadoo uu xilka wareejiyay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh.

Xilka uu wareejiyay Xasan Sheekh kasoko waxa kaloo uu wareejiyay hadiyaddo kala duwan madaxweynaha lagu siiyay madaxtinimada Soomaaliya, waxaana saxaafadda loo soo bandhigay haddiyado ay ka mid ahaayeen agab ka sameysan Dahab iyo Qalin oo ay ku jirto Seef Dahab ah.

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ayaa u mahad celiyay intii la soo shaqeysay isagoo soo hadal qaaday shacabka Soomaaliyeed, ciidamada daka iyo kuwa ciidamada AMISOM.

DAAWO SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON