Sunday, June 22, 2025

Dabley Weerar ku qaaday Xarunta Shirkad Isgaarsiin magaalada Muqdisho & Qaarkood oo la qabtay..

Dabley hubeysan ayaa caawa weerar ku qaaday xarunta shirkadda isgaarsiinta Hormuud ee xaafadda Sey Biano, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Wararka aya sheegaya in dableyda oo weerarkoodu dhacay maqribnimadii Caawa ay halkaasi ku dileen qof, mid kalena ku dhaawacmeen iyagoo dhac ka geystay, waxaana markaas kadib lasoo weriyey in ciidamada ay dabagal ku sameeyeen oo la qabay qaar ka mida dableydkii weerarkaasi ka dambeysay.

Taliska Booliska aya sheegay inay gacanta ku soo dhigeen laba ka mida dableydii weerarkaasi ka danbeysay iyo hubkooda, iyadoo kuwii kale uu la raadinayo.

Ad

Qofka dhintay ayaa ah rag,. waxaana dhaawac soo gaaray haweeney shacab ah oo goobta ku sugneyd, iyadoo weerarka oo koox abaabulan oo burcad ah ay geystay, kadib afurkii caawa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON