Friday, June 27, 2025

Dad badan oo ku dhintay Dagaal Beeleed ka socda duleedka magaalada Kismaayo..

Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya inuu sii xoogeystay dagaal beeleed muddooyinkan ka socday duleedka magaalada Kismaayo.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in dad ku dhow 20 qof lagu dilay dagaal saacadihii ugu danbeeyay ka dhacay galbeedka magaalada Kismaayo, sida uu xaqiijiyey taliyaha nabadsugidda Jubbaland Aadan Maxamuud Ibraahim (Aadan Koojaar).

Waa qasaarihii ugu badnaa ee labada beelood soo kala gaara intii uu bilowday dagaalkooda oo salka ku hayaa lahaanshaha degaanno la isku heysto, waxaana lagu fashilmay dadaallo in mudd ah ay wadeen odayaal iyo culimo dhex gashay.

Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa lagu eedeeyay inuu ku fashilmay joojinta dagaalkaasi, halka beel ka mida labada beelood ay ku eedeysay inuu la safan yahay beesha kasoo horjeeda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON