Saturday, June 28, 2025

Dad careysan oo Bannaanbaxyo waaweyn ka bilaabay Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Dhalinyaro ay madaxa ugu xiran yihiin marooyin cas oo careysan ayaa bannaanbax ka bilaabay magaalada Muqdisho, kasoo sii xoogeysanaya.

Dhalinyarradan oo bannaanbaxa kasoo bilaabay degmooyinka Kaaraan, Shibis iyo C/casiis ayaa waxaa ku biiray dadweyne fara badan, waxayna ku soo wajahan yihiin goobta uu qaraxa ka dhacay ee Isgoyska Soope.

Dhalinyaradan oo iskood isu abaabushay ayaa boqolaal noqday, waxaan sii kordhaya bannaanbaxa oo iminka is qabsaday meelo badan oo ka mida caasimdda Soomaaliya, wuxuuna imaanaya kadib markii guddooyinka Gobolka banaadir ku baaqay in dadka Muqdisho ay dibadda u soo baxaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON