Sunday, July 13, 2025

Dad lagu dilay Toogasho ka dhacday Magaalada Washington ee dalka Mareykanka

Saddex qof ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday Gobolka Washington kadib markii nin dabley ah uu rasaas ku furay suuq dad badan ku sugnaayeen.

Booliska ayaa sheegay in toogashada oo ka dhacay xarun Mall ah oo ku taal xaafada Burlington oo 105km waqooyiga uga beegan Seattle, uu ka dambeeyay nin la baadi goobayo oo ahaahaa dadka loo yaqaan Hispanic.

Dadka dhintay ayaa ah saddex haween ah iyadoo nin kale uu si xun u dhaawacmay. Booliska ayaa dadka kula taliyay inaysan guryahooda ka soo bixin inta howlgalku socdo.

us-wanted
Ninka dilka geystay ee la raadinayo

Ciidamada ayaa xiray  degaanka shilku ka dhacay, waxaaba socda baaritaan weyn oo lagu raadinayo ninka falkan geystay oo sawirkiisa ay baahiyeen Booliska si loo aqoonsado

Wakaalado

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON