Monday, July 14, 2025

Dagaal Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyo ku dhex maray duleedka magaalada Boosaaso iyo Qasaare…

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay inuu dagaal ka dhacay degaanka Mareero ee duleedka magaalada, kadib markii ay is fara saareen ciidamada amniga iyo maleeshiyo ku howl tahriib.

Dagaalka ayaa la sheegay in lagu dilay laba qof, halka shan kale ay ku dhaawacmeen, wuxuuna yimid kadib markii ciidamada amniga ay weerar ku qaadeen maleeshiyada tahriibka dadka ku howlan ee ku sugan degaanka Mareero oo 10 KM u jira barig magaalada Boosaaso.

Maleeshiyada ayaa lagu eedeeyay inay ka danbeetyeen dilka askari ka tirsanaa ciidamada madaxtooyada oo ka dhacay magaalada Boosaaso, waxaana la sheegay in ciidamada ay halkaasi kasoo qabteen qaar ka mida maleeshiyada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON