Wednesday, June 25, 2025

Dagaal culus oo galabta ka dhacay degaanka Godinlabe [Yaa gacanta ku haya Godinlabe]}

Dagaal kale ayaa la soo weriyay inuu galabta gelinkii dambe ka dhacay degaanka Godilabe ee oo maanta ay ku dagaalameen ciidamada Galmudug iyo maleeshiyo beeleed iyo ahlu suna oo iskaashanaya.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii ciidamo fara badan uu degaankaasi geeyay, waxaana kaloo gaaray Godinlabe maleeshiyada Ahlu suna.

Ciidamada Galmudug ayaa dib ula wareegay Godinlabe dagaalka galabta kadib waxaana qasaaraha laba dhinac la sheegay inuu gaarayo ilaa 6 askari, iyadoo dhaawacyada la kala geeyay Cadaado iyo Dhuusamareeb ay gaareen 20.

Xaaladda ayaa weli kacsan, waxaana degaanka Godinlabe hadda gacanta ku haya, iyadoo dadweyne fara badan ay ka qaxaayaan degaanka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON