Monday, June 23, 2025

Dagaal Culus oo ka dhacay Mudug & Alshabaab oo sheegatay inay la wareegtay Degaanka…

Dagaal culus ayaa saaka ka dhacay Gobolka Mudug, gaar ahaan degaanka Bacaad-weyn oo xarun ay ku leeyihiin Qeybta 21-aad ee ciidamada Xoogga dalka.

Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar ku bilowday qarax ku qaadeen degaan u dhow Bacaadweyn, Gobolka Mudug, iyadoo Alshabaab ay sheegatay inay la wareegtay degaanka lagu dagaalamay, ayna ku dileen askar ka tirsan Galmudug.

Waxaa weli socda dagaalka oo ay ka qeyb galayaan dadka degaanka si ay isaga caabiyaan inay Alshabaab qabsadaan degaankooda, waxaa kaloo gaaray ciidamo gurmad ah oo maamulka Galmudug u diray halkaasi.

Ad

Dagaalka ayaa la isku adeegsanayaa hubka waaweyn, iyadoo jugta qaraxyada laga maqlay degaanada u dhow Bacaadweyn, waxaana weli wax War ah kasoo bixin taliska ciidamada dowladda iyo maamulka Galmudug.

Waa weerarkii ugu weynaa ee Alshabaab ku qaadaan degaanada Galmudug muddooyinkii danbe..

LA SOCO WIXII SOO KORDHA..

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON